|
w w w . s o m a l i t a l k . c o m
|
WARSAXAAFADEED: J.W.X.O
|
JABHADDA WADDANIGA XOREYNTA OGAADEENYA
J.W.X.O
Jan 25, 2002
Itoobiya markii ay ku guulaysan wayday in ay Damiso Halganka Shacbiga
Ogaadeenya ayey bilowday sidii Caadada u ahayd arimahan soo socoda
1-In ay ka faaiidaysato ololaha caalamiga ah eey beesha caalamku
kula dagaalamayso argagixisadda caalamiga ah Dawladda Maraykankuna
Horseedayso, iyadoo rabta inay ka dhuumato argagaxa iyo gumaadka
ay ku hayso Shacbiga Ogaadeenya een waxba galabsan iyo Shucuubta
kale eey Gumeysato.
ADDIS ABABA, Ethiopia (AP) -- If Somali warlord Hussein Mohamed Aidid is to be believed, Somalia is crawling with terrorists.
``The Islamic terrorists already control the economy,'' Aidid said during a recent interview at the hotel in neighboring Ethiopia where he has been holed up for two months. ``They control the ports and all the exports ... They are preparing for the introduction of Islamic rule.''
So far, the United States has shown no indication it buys Aidid's dire scenario, and most outside analysts are skeptical of it. ..
Aidid is the son of Mohamed Farah Aidid, the warlord who became America's most-wanted Somali when U.S. troops were in the country in the early 1990s.
Aidid grew up in California and served in the U.S. Marines. He went to Somalia as an interpreter with U.S. forces protecting U.N. food convoys in the early 1990s, then returned to assume the mantle of his father.
So far, the United States appears to be keeping Somalia's faction leaders at arm's length,
Read
Somali Warlords See Anti-Terror Role
|
TWELVE THOUSAND Somali Bantu refugees could be resettled in the United States after sailing through the first screening phase in Nairobi and also in the Daadab and Kakuma refugees camps in the northern part of the country.
Read US to Resettle Thousands of Somalis
|
Itoobiya oo Argagax, Dil, Dhac, Kufsi, xaqduudsi iyo Xabsi lagu
jidh dilo maxaabiista ku haysa Shacbiga Dulman ee Ogaadeenya waxaa
ujeedada ololaha caalamiga ah ee la dagaalanka argagixisada ujeedadiisu
tahay in falalka argagixisanimada laga tiro caalamka. Hase ahaate
waxay doodi ka jirtaa cidda argagaxa wadda iyo falka argagaxa ah.
Waxaa kale oo doodi ka jirtaa in laga hortago caddaalad darrada
ay dawladaha qaarkood oo Itoobiya ka mid tahay ay ku hayaan shacabka
ku hoos nool taas oo saldhig u ah dagaalada gacan ka hadalka ah iyo
degenaansho la'aanta caalamka. Hadaba Itoobiya oo Argagax galisa
Beel Nabdoon oo degen hoygeeda waxaa cad in ayna taas beesha caalamku
u dulqaadan karin waqti ay qaadataba gobolka Geeska Afrikana ay deggenaansho
ka dheer tahay. Sidaa darteed, codsiga ay Itoobiya codsanayso inay
ka mid noqoto quwadaha la dagaalamaya argagixisada waxay uga danleedahay
inay qariso xaqiiqada uu taliska Addis Ababa ku dhisan yahay ee ah
argagixisnimo iyo gumeysi shucuubta ay xaqooda duudsiday.
2-Markii ay Itoobiya hab milatari iyo mid siyaasadeed ku joojin
wayday halganka xaqqa ah ee shacabiga Ogaadeenya ayey hada bilowday
inay sii xoojiso iska horkeenka shacabka Ogaadeenya si ay u curyaamiso
midnimadiisa uu uga soo horjeedo gumeysiga iyo dulliga ay ku hayso.
Talaabada cadowtinimo ay maanta qaaday waa mid ka mid ah tabihii
ay isticmaali jirtay ay dhamaantood ku fashiltay; waxaana xaqiiqa
ah inay iyadana ku fashilidoonto. Sidaa darteed waxaa shacabka Ogaadeenya
meel ay joogaaba loogu baaqayaa inay cuduudooda mideeyaan si ay uga
hortagaan gumeysiga ilkaha dhiiga ah leh ugana hortagaan shirqooladiisa
si ay u soo gabagabeeyaan dulliga iyo gumeysiga uu ku hayo.
Waxaa kale oon ugu baaqaynaa shucuubta kale ay gumeysato sida shacabka
Oromada, Sidaamo, Binshanqul iyo kuwa kaleba inay mideeyaan xoogooda
si ay u soo af jaraan gumeysiga dhiig miiradka ah ee dullaysan ahayey
muddada qarniga ah.
Halganka Shacbiga Ogaadeenya wuu Socon.
Midnimo Mintid Isku-Tashi Guul !!!
Jabhadda Wadaniga Xoreynta Ogaadeenya, JWXO
Xafiiska Warfaafinta
. ONLF Press Release July 16, 2001
. ONLF Press Release May 31, 2001
. ONLF Press Release May 20, 2001
. ONLF Press Release October 28, 2000
. ONLF Press Release October 22, 2000
. WARSAXAAFADEED ONLF, Oct 13, 2000
. ONLF recognizes Somalia New Government September 28, 2000
AFEEF: Aragtida qoraalkan waa mid u gaara J.W.X.O
|
Powered by
www.SomaliTalk.com All About Somalia and More...
|
>> Kor/up
>> Usheeg Asxaabtaada
|
|
Allah Is Great
|
|
WISDOM OF THE WEEK
|
For every human problem there is a solution that is simple, neat, and wrong. Click Here
|
MASJIDKA ABUBAKAR |
Mashruucan masjidka oo ay kubaxayso $900,000.00 kun. waxaa hadda loo hayaa $740,323.11, warbixin GUJI..
|
ALHARAMAIN GROUP |
Xajka: Qorshe 22 Maalmood ah oo $3500.00 CDN, uukujiro tigirka Ottawa-Montreal-Jeddah GUJI..
|
MASJIDKA KHALID |
Masjidka Khaalid Bin-Waliid, Toronto, oo Diyaarinaya Safar Xajka - 4-ta Febraayo illaa 4-ta Maarso
GUJI..
|
XAWAALADAHA
|
Shirkadda Xawalada Dalsan
Shirkada Xawaalada Kaah
Shirkada Xawilaada Dahabshiil
|
KOOBIGA DADKA
|
Macluumaad cilmiyeed kusaabsan Koobiyaaraynta dadka "HumanCloning"
GUJI..
|
SOOMAALIDA MINNESOTA
|
Ardayda Soomaalida Minnesota ee heerka ifaya ee ay ka gaareen waxbarashada
GUJI...
|
SOMALIA HISTORIC IMAGES
|
MOGADISHU PAST IMAGES
Check here www.swan.ac.uk
Other cities:
Hargeysa | Bosaso
|
WORLD FACTBOOK
|
General information about Somalia from the CIA's edition of The World Factbook.
Check here www.cia.gov
|
ARCHIVE
|
US. State Departament Information. Report on:
Somalia Human Rights
1999
| 1998 |
1997 |
1996 |
1995 |
1994 |
1993 |
|
HISTORY OF SOMALI FLAG
|
Somalia flag was created by Mohammed Awale Liban, to know more
Clich here
|
MAP OF SOMALIA
|
Map of Somalia (1992) Click here
University of Texas
|
SOMALIA PROFILE
|
Somalia: Country Profile
BY: CountryWatch
Somalia: Country Profile
BY: BBC
|
SOMALIA LATEST NEWS
|
Want to know latest news from Somalia Today, click these links:
1 | 2 | 3 | 4 | 5
|
CYBERCRIME
|
Want to know more about the cybercrime
Check here
|
|