Shirweyne Soomaaliyeed
oo Kusaabsan
Marxaladaha Lasoo Gudboonaadey
Soomaalida & Muhiimadda Midnimada ENGLISH
VERSION: READ HERE
Waa goobka shirweynaha lagu qabanayo, oo kutaala xaafada Cedar.
|
Maalinta: Sabtida
5ta Janaayo, 2002
Saacadda:
5:00 Galabnimo
Goobta: Qolka
Shirarka ee 3M oo Kuyaala Carlason School of Minnesota, Jaamacadda Minnesota.
Cinwaanka: 321
19th Avenue South Minneapolis, MN, 55455, Tel: (612) 221-2617
Qodobada Shirka
Lagaga hadli Doono
-
Taariikhda iyo
Xiriirka ka dhexeeya Soomaalida iyo Maraykanaka
-
Dhibaatooyinka
Lasoo Gudboonaada Qoomiyadaha Laga Tirada badan yahay
-
Doorka iyo
Ma'uuliyadda ku Aadan Soomaalida kunool Minnesota
-
Dhibaatooyinka
Haysta Soomaalida iyo Sidii Looga Bixi lahaa
-
Muhiimadda ay
Leedahay Midnimada iyo Wadashaqeyntu
Aqoonyahanada
Soomaaliyeed ee Kahadli Doona
-
Cabdirisaaq X.
Xuseyn ............... (Ra'iisul wasaarihii ee Soomaaliya)
-
Maryan C.
Maxamed .................. (Aqoonyahannad Soomaaliyeed)
-
Siciid Saalax
Axmed .................. (Abwaan & Macallin Soomaali)
-
Xassan Jaamici
......................... (Xeer-Yaqaan Soomaaliyeed)
-
Dr.
Cabdiraxmaan maxamed ....... (Dhakhtar Caafimaad)
-
Professor Cali
Khaliif Galeydh ..... (Aqoonyahan & Siyaasi)
-
Shiikh
Cabdiraxmaan Cumar ....... (Shiikh & Macallin Iskuul)
Qofkasta oo
Soomaali ah Hakasoo Qeyb galo! Waxaa
shirkan marti gelinaya, soona qabanqaabiyey Ururka Midowga Ardeyda Soomaaliyeed
(MSSU) oo ah urur ay ku bahoobeen ardeyda iyo aqoonyahannada Soomaaliyeed ee wax
ka barta jaamacadaha iyo kulliyadaha ku yaalla gobolka Minnesota, USA. Hamoogaan
oo hakamaqnaan shirweynahan muhiimka ah, taariikhda: Sabtida
5ta Janaayo, 2002.
ENGLISH
VERSION: READ HERE
Faafin:
SomaliTalk.com | December 2001
|