S o m a l i T a l k . c o m
Online Community

.Home | FreeWebsite | FreeEmail | TellFriends | Search | Feedback | News
w w w . s o m a l i t a l k . c o m

MUCAAWANO 2002
Meelaha Mucaawanada Loogu soo Hagaajinkaro Ubadka Kudhibaataysan Soomaaliya

Abdirahman J. Geyre
ajgeyre@hotmail.com

Janaayo 1, 2002

As-salaamu caleykum Bahda Somalitalk.

Ummadda Soomaaliyeed qaddarin weyn ayaad ka mudantihiin kaalinta dhaxal galka ah ee aad ka qaadateen/qaadaneysaan taakuleynta caruurta ku dhibaateysan dalkeenii hooyo. illahna waa idin ka abaalmarin doonaa howshaas (insha Allah), maalin aan cid kale abaalgud bexin.

Mashruuuca taakuleynta ubadka Somaliyeed ee la keenay dalka Australia si wax looga qabto dhibaatooyinka mucjisada ah, iyo kuwa kale ee welikusugan Soomaaliya, waaxan la kulmay qaar ka mid ah jaaliyadaha Soomaalida ee dalalka Canada iyo USA.

Gobollada qaarkoodna waxaan kula xiriiray telefoon. haddaba waxaan halkan idiin ku soo gudbinayaa masuuliinta isu xilqaamay ka qayb qaadashada tabararucaas sadaqada ah, si qofkii daneynaya in uu wax ku taarto ama hor Allah wax u baxsado uu iyaga ula xiruro.
________________________

Vancouver Canada

  1. Sheikh Osman Haji Mohamed (maddad)
    Masaajidka Richmond
    PH: 604- 2079659

  2. Abdirahman Isse (President)
    Somali Services Society of BC
    PH: 604-875 0362

Seattle - USA

Guddiga Masaajidka

  1. Sh. Hussein Ismail ALI
    PH: 206-658 1443/ 250 7757

  2. Sh Osman Diriye Egal
    PH:206- 216 1023

  3. Sh. Abdirisak Mohamed Egal
    PH:253- 639 8408

Somali Community Services of Seattle

  1. Mohamed Jamas (president)
    Somali Community Serivces of Seattle
    PH:206760 1181/760 1185

  2. Ahmed Iftiinshe (Exeutive Dirtector)
    Somali Community Services of Seattle
    Ph:206-760 1181\760 1185

  3. Jeylani Sheikla Ali (Elderly Services)
    Somali Community Services of Seattle
    PH:206-721 1001

Somali community Services coalition

  1. Mohamud Isse (president)
    Somali community Services coalition
    PH:206-8780562

  2. Koshin Mohamed (Executive director)
    PH:206-878 0562 /772 6473

Calgery - Canada

  1. Mohamed A/nur H. Hussein (Shoonbe)
    Ph: 403-2454591

Ottawa - Canada

  1. Sheikh Said Barkhadle
    PH:613 -739 0703

  2. Omar Haji Hussein (kowtamo)
    Ph. 613-2608201

  3. Abdullahi Fareh Cadde
    PH:613-234 1873

Waxaa jira meelo kale oo aan ka sugayo magacyada mas'uuliyiin xilkaas oo kale qaada, waaanan idin la soo socodsiin doona marka ay i soo gaaraan.

Abdirahman J. Geyre
ajgeyre@hotmail.com

DAABACAAD: January 2, 2001 | SomaliTalk.com


Ciise Dhollawaa oo Australia keenay Saddexdii gabdhood
Ciise iyo saddexdii gabdhood ee qalliinka degdega u baahnaa oo soo gaarey Australia KA.AKHRI.HALKAN Dec 28


Powered by www.SomaliTalk.com
All About Somalia and More...
Usheeg Asxaabtaada | Talo Bixin
Allah Is Great



Copyright © 2001 somalitalk.com. All rights reserved. Privacy


Saxaabada | Baro-HTML | Zakaat | Xajka | Sombeauty | Kids-Safety