Make your own free website on Tripod.com
SOMALITALK.COM



RAMADAN GREETINGS

Home | Webs | Email | TellFriends | Search | |
w w w . s o m a l i t a l k . c o m
Siiro | Ramadaan | Saxaabada | Zakaat | Hajj |
HAMBALYO BISHA RAMADAAN
HAMBALYO BISHA BARAKAYSAN

Bismillah:

Waxaa mahad leh Allah inoo sahlay in aan marlabaad hambalyada bisha barakaysan ee Ramadaan u soo tebino dhammaan akhristayaasha SomaliTalk.

Waxaan idiinku hambalyaynaynaa cibaadada suuban, waxaan idiin rajaynaynaa nabad, barwaaqo iyo baraare. Allah cibaabada suuban dhammaanteen ha inaka aqbalo.

Soomaaliya waxaan Allah uga baryaynaa in uu kadhigo dhul nabad ah, Soomaalida Allah niyadooda ha isuwanaajiyo.

Dunida oo dhanna waxaan u rajaynayneynaa nabad waarta.

Fadlan ha u dayma la'aanina in aad akhridaan qaybaha aan aan u qoondaynay bisha Ramadaan iyo qaybta cusub ee kusaabsan siirada Nebi Muxamad SCW, qaybtaan oo ah taxane socondoona bisha Ramadaan, Insha Allah.

Marlabaad Hambalyada Bisha Ramadaan naga guddooma.

Ramadaan Kariim

Bahda SomaliTalk.com
Ramadaan, 1422


Madireysaa Hambalyada Bisha Ramadaan, Soobooqo boggaga hoos kuqoran:

Powered by www.Somali
Talk.com
All About Somalia and More...
>> Kor/up
>> Usheeg Asxaabtaada
Allah Is Great

Copyright somalitalk.com. All rights reserved.