Home | Webs | Email | TellFriend | Search | Feedback |
w w w . s o m a l i t a l k . c o m
SOMALITALK NEWS
Ma Jiraan arday reer Somaliland ah oo loo xidhxidhay argagixiso.

KU. SAXAAFADA MADAXBANAAN
KU RADIOHARGEYSA
KU DHAMAAN WAALIDIINTA ARDAYDA REER SOAMALILAND EE INDIA,

Haddanu nahay ardayda reer somaliland ee wax ka barta dalka india waxaanu beeninaynaa war laga sii daayay idacad radiohargeysa oo ku noqoday ardayda reer somaliland ee india u qaadan waa iyo amakaak, ka dib markii idaacadu faafisay war sheegaya in Arday reer somaliland oo wax ka barta jaamacadaha sare ee india loo xidhxidhay xidhiidh ay la leeyihiin (ARGAGIXISO) iyadoo ay idaacdu warkaasi been abuurka ah ay ku sheegatay idaacadu warkeega taaso ay naxdin lama filaan ah ku noqotay Waalidiinta iyo gabi ahaan ba dawlada somaliland,

Waxaan uga digaynaa idaacada radio hargeysa, saxaafada madaxbanaan in aanay iska qaadan wararka mari habowsan ee lagu wax yeelaynayo Ardayda reer somaliland ee wax ka barata dalka india oo tiradoodu kor u dhaafta(1000)arday in ka badan,

Cadawga somaliland ayaana u diray warkaasi been abuurka ah radio hargeysa iyadoo la doonayo in la waxyeelayo oo adhaxda laga jabiyo boqolaalka arday ee reer somaliland ee ku xaraysan jaamacadaha india.

waxaanad kala soo xidhiidh kartaan Ardayda abdiaziz2@hotmail.com

abdiaziz ahmed mousa

janaayo 25, 2002


Powered by www.Somali
Talk.com
All About Somalia and More...
>> Kor/up
>> Usheeg Asxaabtaada
Allah Is Great
WISDOM OF THE WEEK
For every human problem there is a solution that is simple, neat, and wrong. Click Here
MASJIDKA ABUBAKAR
Mashruucan masjidka oo ay kubaxayso $900,000.00 kun. waxaa hadda loo hayaa $740,323.11, warbixin GUJI..
ALHARAMAIN GROUP
Xajka: Qorshe 22 Maalmood ah oo $3500.00 CDN, uukujiro tigirka Ottawa-Montreal-Jeddah GUJI..
MASJIDKA KHALID
Masjidka Khaalid Bin-Waliid, Toronto, oo Diyaarinaya Safar Xajka - 4-ta Febraayo illaa 4-ta Maarso GUJI..
XAWAALADAHA
Shirkadda Xawalada Dalsan
Shirkada Xawaalada Kaah
Shirkada Xawilaada Dahabshiil
KOOBIGA DADKA
Macluumaad cilmiyeed kusaabsan Koobiyaaraynta dadka "HumanCloning" GUJI..
SOOMAALIDA MINNESOTA
Ardayda Soomaalida Minnesota ee heerka ifaya ee ay ka gaareen waxbarashada GUJI...
SOMALIA HISTORIC IMAGES
MOGADISHU PAST IMAGES
Check here www.swan.ac.uk
Other cities: Hargeysa | Bosaso
WORLD FACTBOOK
General information about Somalia from the CIA's edition of The World Factbook.
Check here www.cia.gov
ARCHIVE
US. State Departament Information. Report on:
Somalia Human Rights
1999 | 1998 | 1997 | 1996 | 1995 | 1994 | 1993 |
HISTORY OF SOMALI FLAG
Somalia flag was created by Mohammed Awale Liban, to know more Clich here
MAP OF SOMALIA
Map of Somalia (1992)
Click here
University of Texas
SOMALIA PROFILE
Somalia: Country Profile
BY: CountryWatch
Somalia: Country Profile
BY: BBC
SOMALIA LATEST NEWS
Want to know latest news from Somalia Today, click these links: 1 | 2 | 3 | 4 | 5
CYBERCRIME
Want to know more about the cybercrime
Check here

Copyright © somalitalk.com. All rights reserved.