|
w w w . s o m a l i t a l k . c o m
|
SOMALITALK NEWS
|
Shirkada Amal Express oo noqotay shirkadii ugu
horaysay oo sadex goobood ka diiwaan gashata gobolka
Minnesota.
Shirkadda Amal Money Wiring ayaa noqotay shirkadii ugu horaysay ee Soomaaliyeed oo Minnesota
ka
diiwaan gashata sadex xarumood, halka shirkadaha kale
ee ilaa hada helay ruqsada xawaalada ay haystaan hal
xarun ah oo qura waa ilaa hada'e.
Saddexdaa xarumood ee Amal waxaay kala yihiin
hal xarun oo Rochester ah iyo laba xarumood oo
magoolooyinka mataanaha ah.
Amal waxay heshay shatigii waxayna ubalan qaadaysaa
macaameesheeda adeeg heer sare ah iyadoo waliba
laamaheedu aysan ahayn goob qura ay na ka dirsan
karaan hadba goobta ku dhaw. sidoo kale dadka ku nool
magaalada Rochester iyo nawaaxigeeda waxaa lala socod
siinayaa inay la xiriiraan xaruntaas Rochester oo ilaa
hada ah meesha kaliya ee xawaaladi ka furan tahay waa
Rochester.
Cinwaanada Amal ee Minnesota waa sidan:
-
Xarunta Rocherster waa meeshii
hore ee xarunta u'ahayd Amal Exprss.
-
Laamaha Minneapolis waa sidan;
-
325 Cedar Ave siute 6
TEl:612-332-6893
-
Madiina Halal Meat, oo kutaal ka soo horkeedka Somali
Community of Minnesota, waana wadada Franklin intaadan
gaarin Chicago Ave marka aad usocoto weeye West Franklin.
ISHAWARKA: Cusmaan Axmed
isxaaq@yahoo.com
Minneapolis, MN, USA
Janaayo 25, 2002
|
Powered by
www.SomaliTalk.com All About Somalia and More...
|
>> Kor/up
>> Usheeg Asxaabtaada
|
|
Allah Is Great
|
|
WISDOM OF THE WEEK
|
For every human problem there is a solution that is simple, neat, and wrong. Click Here
|
MASJIDKA ABUBAKAR |
Mashruucan masjidka oo ay kubaxayso $900,000.00 kun. waxaa hadda loo hayaa $740,323.11, warbixin GUJI..
|
ALHARAMAIN GROUP |
Xajka: Qorshe 22 Maalmood ah oo $3500.00 CDN, uukujiro tigirka Ottawa-Montreal-Jeddah GUJI..
|
MASJIDKA KHALID |
Masjidka Khaalid Bin-Waliid, Toronto, oo Diyaarinaya Safar Xajka - 4-ta Febraayo illaa 4-ta Maarso
GUJI..
|
XAWAALADAHA
|
Shirkadda Xawalada Dalsan
Shirkada Xawaalada Kaah
Shirkada Xawilaada Dahabshiil
|
KOOBIGA DADKA
|
Macluumaad cilmiyeed kusaabsan Koobiyaaraynta dadka "HumanCloning"
GUJI..
|
CYBERCRIME
|
Want to know more about the cybercrime
Check here
|
|